Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon guud
1-Su'aal, Sheg meeshay eheed meeshii ay aayada quraanka ugu horeesay ku soo degtay?
1-Jawab, meeshii ugu horeesay ay aayada
quraanka ku soo degto waxay eheed Xiraa.
2-Su'aal, sheg imisa sano ayuu Quraanka
soo dagaayey?
2-Jawab, Wuxu soo dagaayey 23 sano.
3-Su'aal, Sheg Quraanka yaa u keeni jiray
Rasuulka (NNKH) Ama sidee buu ku soo gaari jiray?
3-Jawab, Rasuulka (NNKH) waxaa u keeni
jiray Jabriil (CS) isagoo allahiisa ka soo qaadi qaadaaya.
4-Su'aal, Sheg kumuu ahaa Safiirkii ugu
horeeyey ee uu Rasuulka (nnkh) uu madiina i diro si uu u baro Quraanka?
4-Jawab, wuxu ahaa wuxu ahaa Muscab Bin
Cumeyr (RC).
5-Su'aal, Sheeg asxaabtii uu Rasuulka
(NNKH) u doortay inay quraanka soo dagaya uruuriyaan?
5-Jawab, Wuxu u doortay Sayid Bin Thaabid,
Ubaya Bin Kacab, Mucaad Bin Jabal, Mucaawiye Bin Abuu Sufyaan, iyo Afartii
Khaliif.
6-Su'aal, Sheeg ninkii ugu horeeyey ee
Quraanka aruuriya?
6-Jawab, Ninkii ugu horeeyey ee Quraanka
aruuriya wuxu ahaa Abuu-kabar Sadiiq (RC).
7-Su'aal, Sheeg sababta kaliftay in
quraanka la isu soo aruuriyo hadaba sababta maxay ahayd?
7-Jawab, Sababta waxay ahayd (Asxaabtii
Quraanka xifdisaney oo dagaalada aad ugu dhimanaayey) Sida dagaalkii ka
noqoshada meesha la yiraahdo
Yamaama markaa waxaa laga baqay in
quraanka lumo, Sidaas darteed baa dib loogu aruurshay Quraanka.
8-Su'aal, Sheeg kumuu ahaa asxaabigii uu
abuu-bakar u xil saaray ama madax uga dhigay asxaabtii soo ururineesay
quraanka?
8-Jawab, Abuu bakar (RC) Wuxu madax uga
dhigay asxaabtii quraanka soo uruurineesay asxaabiga la yiraahdo Sayid binu
Thaabid.
9-Su'aal, Sheeg qofkii ugu horeeyey ee
Islaamka u hijrooda ?
9-Jawab, Qofkii ugu horeeyey ee Islaamka u
hijrooda waa Cusmaan Bin Cafaan iyo RUkhiya muxammed rc.
10-Su'aal, Sheeg maxay kala yihiin
muhaajiriin iyo ansaar?
10-Jawab, Waxay kala yihiin labo (2) 1-
Muhajiriin waxaa ladhahaa asxaabtii maka ka timid oo timid madiina. 2-ansaar-na
waa asxaabtii Madiina loogu yimid
11-Su'aal, sheeg buurta Africa ugu dheer
magaceeda?
11-Jawab, Buurta africa ugu dheer waxa
ladhahaa Kalaminjaara.
12-Su'aal, Sheeg Buurta kalaminjaara oo ah
Buurta africa ugu dheer wadanka ey ku taalo?
12-Jawab, Buurta Kalaminjaaro waxay ku
taalaa xadka tanzania iyo kenya.
13-Su'aal, Sheeg, Wax marka ay siyaadaan
sii naaqusa?
13-Jawab, waa dayaxa.
14-Su'aal, Sheeg goorma ayuu geeriyooday
Sayid Maxamed Cabdule Xasan?
14-Jawab, Sayid Maxamed Cabdule Xasan wuxu
geeriyooday sanadkii 1921.
15-Su'aal, Sheeg wadankii ugu horeeyey oo
Afrikaan ah diyaarad lagu weeraro?
15-Jawab, Wadankii ugu horeeyey oo Afrikaan
ah diyaarad lagu weeraro (Duqeeyo) waa Soomaaliya.
16-Su'aal, Sheeg meeshii ugu horeesay oo
soomaaliya ah Misana diyaarad lagu weeraro?
16-Jawab, Meeshii ugu horesay oo
Soomaaliya ah diyaarad lagu weeraro waa degmada teleex, Waxana lagu weeraray
xiligii sayid Maxamed Cabdule Xasan.
17-Su'aal, Sheeg dagaalkii u dhaxeeyey
Sayid Maxamed Cabdule Xasan iyo England (British) sanadkii uu bilowday?
17-Jawab, Dagaalkii u dhaxeeyey Sayid
Maxamed Cabdule Xasan iyo england (British) Wuxu bilowday sanadkii 1900-kii
18-Su'aal, Sheeg gobalka ugu weyn
Soomaaliya?
18-Jawab, Gobalka ugu weyn Soomaliya waa
Gobalka Bari, magaaladiisana waa Boosaaso.
19-Su'aal, sheeg wadanka Afrika ugu dhulka
balaaran?
19-Jawab, Wadanka afrika ugu dhulka
balaaran Waa wadanka Suudaan (Sudan)
20-Su'aal, Sheeg Sadaam Xuseen oo ahaa
madaxweynihii hore ee ciraaq hadaba sheeg sanadkii uu dhashay?
20-Jawab, Sadaam xuseen wuxu dhashay
sanadka marka uu ahaa april 28, 1937. alla yaa raxma sadaam xuseen majiid
aamiin aamiin aamiin.....

Shukran t
ReplyDeleteWaad maxasantihiin
ReplyDeleteMasha Alllaah
ReplyDeleteTnx wll
ReplyDelete